Home
Page 554
Dawlada Spain, Oo Shaacisay inay ku Biirayso Dacwada ay Koonfur Afrika ka Gudbisay Israa’iil
Dawlada Spain, ayaa shaacisay inuu ku biirayo dacwada ay Koonfur Afrika ka gudbisay Israa’iil ee ka socota maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda , si Israa’iil
Xoghayaha Guud Ee J/Carabta Oo soo Dhaweyay Safiirka Cusub Ee Somaliya.(Sawiro)
Xogheyaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Aboul Gheit ayaa Xarunta Jaamacadda Carabta ku soo dhoweeyey Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka
Kuuriyada Koonfureed Oo Balan-qaad Muhiim ah u Sameeysay Somaliya
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Seol ee Caasimadda dalka Kuuriyada Koonfureed dhigiisa dalkaas Han Duck-soo.
Aadan Madoobe Oo Kulan la Qaatay Wafdi ka Socda Dowlada Ciraaq (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Ciraaq,