Home
Page 556
Biden oo dhibco badan looga helay dood adag oo dhexmartay Trump
Dooddii ugu horreysay ee telefishin laga sii daayo sanadkaan ee dhexmartay madaxweynaha hadda Joe Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump, ayaa ku soo dhammaatay iyadoo
Xamse Barre oo xil cusub u Magacaabay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibeda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xil cusub u magacaabay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cali
Muxuu Xassan Sheekh kala Hadlay Masuuliyiinta Gobolada Waqooyi ku metela DF? (Sawirro)
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan Qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka. Xassan Shiikh ayaa
James Swan & Axmed Madoobe Oo ka Wada hadahadlay Saddex Qodob
Wafdi uu hogaaminayay James Swan oo ah Ergayga KMG ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa magaalada kismaayo soo gaaray. Wasiirka
Afgembigii ka Socday Bolivia Oo Fashilmay & Jen. Juan José Oo lasoo Xiray (Sawirro)
Afgambigii la isku dayey ee ka socday Bolivia ayaa la soo afjaray, waxaana laga saaray xarunta madaxtooyadda iyo goobihii ay joogeen ciidankii uu hoggaaminayay Jeneraalkii