Netanyahu Oo Maanta Booqday Keymaha Dabku ka kacay Ee Xisbulah Sababta U Noqotay
Netanyahu ayaa maanta booqday deegaannada ku dhow xadduudka Lubnaan, halkaa oo uu ku fiday dab ka dhashay weerarrada ay Xisbillah ka gaysanayso saldhigyada iyo deegaannada