Abuu Mansuur Oo ka Hadlay Lacag Malaayiin Dollar ah Oo Lagu Eedeeyay in uu xaday
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur ), ayaa kulan la qaatay madaxda sannadkan u adeegaysa xujayda