Koronto La’aan Saameysay Dalka Afrika Ugu wax soo Saarka Badan Dhinaca Shidaalka
Koronto la’aan ayaa ka jirta Nigeria oo dhan kaddib markii shaqaalaha dowladda ay shaqada joojiyeen. Duullimaadyada Lagos ee tagayay Abuja ayey sidoo kale carqaladeysay koronto