Maamulka SSC Khaatumo Oo Magacaabay Gudoomiyaha Iyo ku xigeenka Gobolka Sanaag
Hogaamiye Kuxigeenka SSC- Khaatumo ahna kusimaha Hogaamiyaha Markuu Arkay: – Qodobka 6aad ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo – Qodobka 15aad, farqadiisa (A) ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo.