Home
Page 562
Baarlamaanka Switzerland Oo Diidday $5.5 bilyan Oo Dawladdu u Qoondeysay Ukraine.
Baarlamaanka Switzerland, ayaa diidday $5.5 bilyan oo dawladda Switzerland u qoondeysay in lagu taageerro Ukraine. Go’aankan ayaa waxuu soo baxay iyadoo xulafada galbeedka ay ku
Koronto La’aan Saameysay Dalka Afrika Ugu wax soo Saarka Badan Dhinaca Shidaalka
Koronto la’aan ayaa ka jirta Nigeria oo dhan kaddib markii shaqaalaha dowladda ay shaqada joojiyeen. Duullimaadyada Lagos ee tagayay Abuja ayey sidoo kale carqaladeysay koronto
Wasiir Fiqi Oo u Kicitimay New York & Somalia Oo Xaqiijineysa Arrin Taariikhi ah.(Sawiro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah u kicitimay Magaalada New York, isagoo hoggaaminaya Wafdiga Jamhuuriyadda
Maxkamada Islamabad Oo Maanta laashay Xukunkii Lagu Riday Imran Khan
Maxkamad ku taalla magaalada Islamabad ee dalka Pakistan ayaa maanta laashay xukunkii lagu riday ra’iisul wasaarihii hore , Imran Khan iyo wasiirkii hore ee arrimaha
Haweeney Yuhuudi ah oo loo Doortay Xilka Madaxweynaha dalka.
Haweenayda Claudia Sheinbaum oo ah musharrax asalkeedu yahay Yuhuud ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada ee dalka Mexico. Waxay noqotay madaxweynihii ugu horreeyay ee dumar ah
Ciidanka Israel Oo Mar kale Haween iyo Caruur ku Laayey Bartamaha Gaza (Sawirro)
Saraakiisha caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in duqaymaha Israa’iil ay ku dileen 11 qof manata kuwaasoo ay ku jiraan haweeney iyo saddex carruur ah, oo ka