Waa cusub Oo u Billowday Iskaashiga Mareykanka iyo Kenya
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Kenya ka dhigo ‘is-baheysi weyn’ oo uu Mareykanku leeyaha oo aan ka tirsaneyn NATO, inta lagu guda...
Diyaaradii Maleysia Ee Dhacday 2013 Oo Hadda la Helay
Diyaaradii Maleysia laga lahaa lana waayay 2013 kii ayaa hada laga helay Bada salkeeda,waxaa cajiib ah dadku sidii ay ufadhiyeen 11sano kahor diyaarada dhexdeeda ayey...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wufuud ka Socday Hay’adda Q/Midoobay.(Sawiro)
“Hargeysa-23-05-2024-()- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka bini’aadantinimada, Mr....
Mareykanka Oo Qabtay Nin Weerar Islaam-nacayb ah ku Qaaday Nin Somali ah
Booliska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa baaraya nin gaari ku weeraray Arbacadii shalay nin ka mid ah dadka salaadda ku ooga masaajidka Al-Xikma Islaamic...
Markab laga leeyahay Israiil Oo Gacanta u Galay Burcad Badeed Soomaali ah
Burcad badeed Soomaali ah ayaa gacanta ku dhigay markab lagu magacaabo Basilisk kaasoo ahaa kuwa xamuulka (General Cargo Ship, IMO 9539377) Markabkan oo ku gooshaya...
Qarax Ismiidaamin ah Oo ka Dhacay Muqdisho iyo Khasaare ka Dhashay
Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay caawa wax yar ka hor salaadii maqribka magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida wararku...
Maxkamada G/Banaadir Oo Mudeysay Xiliga la Shaacinayo Xukunka Koofi, Cabdul & Saabey
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Maalinta Sabtida ah ee soo socota go’aan ka gaari doonta Kiiska Dacwada Musuqa ah ee loo heysto Agaasimayashii hore ee Hey’adda...
Golaha Amaanka Ee QM Oo Cunaqabateyn ku soo Rogay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan...