SSC Oo Magacawday Maamulka Degmooyinka Sool, Sanaag, Cayn iyo Gobolka Xaysimo
Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta SSC-khaatumo Mudane Abdisahal Jaamac Maxamed ayaa Magacaabay Maamulka Degmooyinka Gobolada Sool, Sanaag, Cayn iyo Gobolka Xaysimo