Dowladaha Somalia & Cuman Oo Yeeshay Wadahadal Miro Dhal ah (Sawirro)
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo booqasho shaqo oo rasmi ah ku jooga magaalada...
RW Rishi Sunak Oo ku Dhawaaqay Xiliga ay Dhacayso Doorashada Guud Ee Dalka Britain
Rishi Sunak ayaa xaqiijiyay in doorashada guud la qaban doono 4 July, taas oo waqtigeedii laga soo hormariyay. Rishi ayaa u sheegay dadweynaha dalkaasi in...
Falastiin Oo ka Hadashay Go’aanka Lagu Aqoonsaday, & Israa’il Oo Hanjabtay.(Sawiro)
Ireland, Spain iyo Norway ayaa Arbacada maanta ah ku dhowaaqay inay aqoonsanayaan Dowlad Falastiin laga billaabo 28-ka May, ayaga oo sheegay inay rajeynayaan in dalalka...
Wasiirka Gaashaan-dhiga Oo Ruushka kala Hadlay Taageerada Dagaalka ka Dhan-ka ah AS
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov , isaga oo...