M/Cagjer Iyo Mayarada Degmoyinka Somaliland Oo Shir kaga Wada-hadlay Mashruuca Berbera Corrido
Addis ababa- Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in mashruuca Berbera Corridor kaalin muhiim ah ka qaadanayo horumarinta cilaaqaadka mandaqada gobolka Geeska