Home
Page 584
Hogaamiye Afgembi ku Qabsaday Burkina Faso Oo Muddo Kordhin Dheer Sameystay.
Saraakiisha millatari ee afganbiga kula wareegay awoodda waddanka Burkina Faso ayaa sii heyn doono xakunka shanta sano ee soo socota, go’aankaas ayaa kasoo baxay wadahadallo
Wiil Caan ka ah Baraha Bulshada Oo Dhaqan-xumo loo soo Taagay Maxkamada G/Banaadir.(Sawirro)
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed ciqaabta ah, lambarkiisu yahay.562/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Hanad Cabdiraxmaan maxamed (Waa gariiray)
James Swan Oo soo Laabtay iyo Xafiiska UNSOM Oo War kasoo Saaray (Sawirro)
James Swan oo ah ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Kulan Dhexmaray Wasiir Fiqi iyo Danjiraha Sudan Ee Somaliya.(Sawirro)
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Sii hayaha Safaaradda
Faysal Waraabe Oo Somaliya ku Eedeyay Mudaharaado ka Dhacay Borama Iyo Ceerigaabo
Ciyaalki xalay maryaha la dhex urdayey Magalada Cerigavo, Iyo dagaalkii Lassanood Iyo isku dayga kiicinta Dhalinyarada Borama. Intabaa waxaa ka dambeeya madaxda dalka fashilmay ee
Dad badan Oo ku Dhintay Musiibo ka Dhacday Goob Carruurta Lagu Ciyaarsiiyo
Dad badan ay ku jiraan carruur yar yar ayaa ku dhintay dab xooggan oo ka kacay beer carruurta lagu ciyaarsiiyo oo kutaalla madadaallada ee Rajkot.