Mulkiilaha Wikileaks Julian Oo ku Guulestay Racfaan Uu ka Qaadanayo in aan Mareykanka la Geyn
Maxkamadda sare oo ku taal London ayaa diiday in loo gacangeliyo Mareykanka aasaasaha Wikileaks, Julian Assange. Maxkamadda ayaa u ogolaatay in uu racfaan ka qaato...
Israa’iil Oo ka Hadashay Shilkii Uu ku Geeriyooday Madaxweynihii Iran
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa mas’uul Israa’iili ah ayaa sheegtay in dalkaas aanu ku lug lahayn burburka diyaaraddII helicopter-ka ahayd ee ay ku...
Maxkamada ICC Oo Dalbaday in la soo Xiro Netanyahu,Wasiirkiisa Difaaca iyo Madaxda Xamaas.
Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant. Sidoo kale waxaa...