Golaha Amaanka Ee QM Oo Cunaqabateyn ku soo Rogay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan