Nin Qaraabo Yihiin Wiilkii Gubay Xaaskiisa Oo Hadallo kicin ah ku Dhawaaqay Oo la xiray.
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir ayaa maanta xabsiga dhigay nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Liiban Khaliif Abtidoon, kaa oo maalmo kahor magaalada Muqdisho kaga...
Geerida Madaxweynahii dalka Iiraan iyo Masuuliyiin kale Oo la Xaqiijiyay
Warbaahinta dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqday geerida madaxweynahii dalkaas Ibrahim Ra’isi, Wasiirkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil la socotay iney dhamaantood ku geeriyoodeen, shil diyaarad hellikobter...
Xasan Sheekh Oo Gaaray Nairoobi Wadahadal-na la Yeeshay William Ruto.(Sawirro)
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo...
Ciidamada Israel Oo Helay Meydadka 3 ka mid ah Dadkii Lagu Heystay Gaza
Milateriga Israa’iil ayaa ku dhawaaqay Jimcihii inay soo saareen meydadka saddex qof oo ka mid ahaa dadkii afduub ahaanta loogu heystay marinka Qaza. La haystayaasha...