Home
Page 590
Haweeney Aflagaado iyo Hanjabaad u Geesatay Madaxda Dalka Oo Muqdisho Lagu xiray
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir gaar ahana saldhigga degmada Dharkeenley ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu magacaabo Fartuun Nuur Maxamad , taa oo lagu eedeeyay aflagadao
Faahfaahino kasoo Baxaysa Xildhibaan Goor-dhow Lagu Dilay Muqdisho.
Koox hubaysan ayaa waxay caawa magaalada Muqdisho ku dileen Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Koofur galbeed. Xildhibaanka ayaa la
Dowladaha Somalia & Cuman Oo Yeeshay Wadahadal Miro Dhal ah (Sawirro)
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo booqasho shaqo oo rasmi ah ku jooga magaalada
RW Rishi Sunak Oo ku Dhawaaqay Xiliga ay Dhacayso Doorashada Guud Ee Dalka Britain
Rishi Sunak ayaa xaqiijiyay in doorashada guud la qaban doono 4 July, taas oo waqtigeedii laga soo hormariyay. Rishi ayaa u sheegay dadweynaha dalkaasi in