Home
Page 592
Falastiin Oo ka Hadashay Go’aanka Lagu Aqoonsaday, & Israa’il Oo Hanjabtay.(Sawiro)
Ireland, Spain iyo Norway ayaa Arbacada maanta ah ku dhowaaqay inay aqoonsanayaan Dowlad Falastiin laga billaabo 28-ka May, ayaga oo sheegay inay rajeynayaan in dalalka
Wasiirka Gaashaan-dhiga Oo Ruushka kala Hadlay Taageerada Dagaalka ka Dhan-ka ah AS
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov , isaga oo
Hadal-heyn ka Dhalatay Lacagta Lagu Kireeyay Diyaarad William Rutu ku Tagay Mareyakanka
Madaxweynaha dalka Kenya Wiliam Ruto iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Mareykanka , kaddib casuumad rasmi ah uu ka helay dhigiisa dalka Mareykanka