Home
Page 598
Maxkamada Sool Oo Xukun ku Riday Rag Taageeray Somaliland
Maxkamadda Derejada 1aad ee Gobolka Sool oo Xukuntay Dembiilayaal Taageeray Maamulka Somaliland Maxkamadda Derejada 1aad ee Gobolka Sool ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22/5/2024 xukuntay
Labo dal Oo kuyaalla Yurub Oo Dowlad Rasmi ah u Aqoonsanaya Falastiin
Qaar kamid ah waddamada caalamka ayaa taageero badan u muujinaya dowladda Falastiin, waxa ayna u arkaan xalka colaada u dhaxeysa Falastiin iyo Israel in loo
Booliiska Muqdisho Oo Maanta Xiray Oday wax ka sheegay Hay’adaha Garsoorka dalka
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir, gaar ahaan saldhigga Waabari ayaa xabsiga dhigay Mascuud Cabdullaahi Afrax(Garweyne), oo kamid ah dadka inta badan kasoo muuqda baraha bulshada
Ra’isul Wasaare Xamse Oo ka Hadlay Qorshaha Isbeddelka Qaranka Ee NTP (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) tusaale u yahay hannaanka cusub ee ay qaadday
Ruushka oo lagu eedeeyay in Muhaajiriin Soomaali ku jiraan u tahriibinayo Galbeedka Yurub
Ra’isul-wasaaraha dalka Poland, Donald Tusk, waxa uu ku eedeeyey Dowladda Raashiya Isku-daygoooda ku aadan Qulqulka Kumanaan Muhaajiriinta ka soo gudbayo Xuduudka dalkiisa, si ay ugu
Saraakiisha Booliska G/Banaadir Oo Kulan Xasaasi ah ku Yeeshay Muqdisho.(Sawirro)
Taliyaha Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin Ayaa kulan la Qaatey Dhamaan Taliyayaasha Saldhigyada Boliiska Gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha fadhiyada Gaarka