Gobolka Banaadir & Heyadda IOM Oo Heshiiska ay kala Saxiixday. (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshaha Farsamo ee xal-u-helida Barakacayaasha ku dhaqan Gobolka Banaadir oo