Home
Page 601
Faah-faahin kasoo Baxday Baaritaan Uu Turkigu ku Sameeyay Geeridii M/Raisi Ee Iran.
Faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxeysa baaritaanada Turkiga sameeyay, kaasoo u diray diyaarad Drones si ay u helaan burburka helikobtarka siday madaxweynihii Iran iyo wasiirkiisa
Waa kuma Mohamad Mokhber Ninka Bedelaya Madaxweynihii Geeriyooday Ee Iran?
Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa xaqiijiyey in madaxweyne ku xigeenka dalka Mohammad Mokhber uu noqonayo madaxweyne ku-meel gaar ah kadib markii madaxweyne
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Kula la Qaatay Denjirahga Ruushka Ee Somaliya.(Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha Ruushka ee dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay dagaalka