Home
Page 621
Shir madaxeedka Jamacada Carabta Oo Taageero Xooggan Loogu Muujiyay Somaliya
Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta, meertadiisa 33-aad oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Baxreyn ayaa mar kale taageero loogu muujiyay dowladda Federaalka Soomaaliya. Bayaan shirka
Ra’isul-wasaaraha dalka Poland Oo loo Hanjabay Xilli la Dhaawacay…
Ra’isul-wasaaraha dalka Poland, Donald Franciszek Tusk ayaa shalay oo Khamiis ah sheegay inuu helay fariimo loogu hanjabay in la dili doono, kadib, toogashadii lagu dhaawacay
Israel Oo War cusub ka soo saartay Howlgalka ay ka Wado Degaanka Rafax
Wasiirka difaaca ee Israa’iil Yoav Gallant ayaa sheegay in Israa’iil ay ciidamo cusub oo dheeraad ah ay “gelin doonto gudaha Rafax” xilli ay ciidamada milaterige
Itoobiya Oo ka Carootay hadal uu Jeediyey Safiirka Mareykanka Ee Addis Ababa
Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii diiday khudbad uu jeediyay safiirka Mareykanka oo ku baaqay in si wanaagsan loo ilaaliyo xuquuqda aadanaha, iyadoo wasaaradda arrimaha dibadda ay
Nin Isku dayey inuu Gubo Macbad ay Yuhuudu Leedahay Oo la Toogtay (Sawirro)
Booliiska ayaa toogtay nin hubeysan oo isku dayay inuu dab qabadsiiyo macbad ku yaal waqooyiga Faransiiska ee Rouen Jimcihii saaka, sida uu sheegay afhayeen u