Home
Page 633
Ciidan ka Tirsan Booliska DF Oo Tababar Loogu soo Xiray Jabuuti.(Sawirro)
Tababar muddo ka socdey gudaha dalka jabuuti ayaa waxaa kaalin ka geystey dowlada Talyaaniga iyo walaalaheen Jabuuti waxaana tababarka ka faa’iideystay daraawiishta boliiska gaar ahaan
M/Deni Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Shan Qodob Oo Muhiim ah.(Sawirri)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiiradda ee maamulkaasi.
Gabadhii Ugu Horreysay Oo Muslim ah Oo loo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Cirka Kenya
Gabadhii ugu horreysay oo muslim ah kana tirsan ciidanka milatariga dalka Kenya, ayaa loo magacaabay in ay noqoto taliyaha ciidamada Cirka ee dalkaasi, kaddib is
Golaha Wasiiradda Oo Ansixiyay Heshiis Iskaashi Ee Dhex-maray Somaliya iyo Turkiga
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga. Heshiiska Garsoorka
Somaliland Oo Sheegtay in Taageerada Reer Galbeedka Ee Somaliya Ay Khatar ku Tahay Deganaashaheeda.
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku tahay daganaanshaheeda. Warbixin uu baahiyay Millateriga Somaliland ayaa lagu sheegay