M/Deni Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Shan Qodob Oo Muhiim ah.(Sawirri)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiiradda ee maamulkaasi.