Home
Page 640
Itoobiya iyo Somaliland Oo Dhamaystiraya Heshiiskii Is-afgaradka.
Masuuliyiinta Somaliland iyo dawladda Itoobiya ayaa ku dhow inay dhamaystiraan heshiis keeni kara in Itoobiya ay saldhig ciidan ka samaysato xeebaha Somaliland, isla markaana ay
Toogasho Lagu Dilay Saraakiil ka Tirsan Booliska Mareykanka.(Sawirro)
Afar ka mid ah ciidamada ammaanka oo amar maxkamadeed ka fulinayay magaalada Charlotte ayaa toogasho lagu dilay iyadoo afar kalena ay dhaawacmeen sida ay boolisku
Bankiga Africa Oo Bixiyay Miisaniya Wajiga 1ad Ee Dhismaha Jidka Lawyacado-Borama.(Sawiro)
Baanka Horumarinta Africa ayaa siidaayay lacagta wajiga koobaad ee mashruuca dhismaha wadada Lawyacado-Fardaha-Boorama iyo Daraasada socota ee Mashruuca Hargeysa-Oodweyne-Burco. Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Amb
Xasan Sheekh Oo Madaxtooyada ku Qaabilay Madaxa Sirdoonka Turkiga Oo Muqdisho Yimid.(Sawiro)
Abriil 30, 2024: Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Turkiga Mudane