Home
Page 642
Duufaan Xoogan Oo Khasaare ba’an ka Geysatay Gobol ka tirsan Mareykanka (Sawirro)
Duufaan xoogan ayaa dhulka la sintay inta badan gobolka Oklahoma ee dalka Mareykanka Muuqaalka hawada sare ayaa muujinaya baaxadda burburka ka dhacay Oklahoma kadib markii
Dowladda Oo hab Cusub kula Wareegeysa Masuuliydda soo Saarista Sugnaanta Cuntada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare
Maxkamadda G/Banaadir Oo Dambi ku Weyday Taliyaha Boliiska Garoonka Aadan Cadde
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa wax dambi ah ku weysay Taliyaha Saldhiga Boliiska Garoonka Aadan Cadde G/dhexe Cabdifitaax Bashiir Cali, kadib eed loo soo jeediyay. Maxkamadda