Home
Page 643
Shan ka mid ah Shaqaalaha Hormuud Oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho
Qarax lala eegtay gaari marayay waddada xiriirisa Xamar iyo Afgooye ayaa sababay dhimashada shan ruux oo gaariga saarnaa. Dhamaan dadka geeriyooday ayaa la sheegay iney
Xasan Sheekh Oo Booqday Jasiirada Sinsibaar Kadib Booqashadii Tansaniya.(Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaba-gabaynayey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku jooga dalka Tansaniya ayaa soo booqday Jasiirrada Sinsibaar
M/Cabaas Falastiin Oo Mareykanka ka Dalbaday Inuu ka Hortago Weerar Israel ku Qaado Rafax
Madaxweynaha Falastiin ayaa sheegay in Mareykanka oo kaliya uu ka hortagi karo weerar ay Israel ku qaado Rafah. halkaas oo ay gabaad ka dhiganayaan in
Gudoomiye Madaale Oo Aqbalay Qorshe Lagu Duminayo Guryo ku yaalla Muqdisho(Sawiro)
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mahamuud Moallim Abdulle ayaa kulan looga arrinsanayay xal u helidda caqabadaha soo laalaabtay ee Caasimidda, fududeynta howlaha gargaarka iyo u
Habar-jeclo Oo Laba Nin Oo Dhulbahanta ah ku Dishay Galabta Deegaan ka Tirsan G/Sanaag
Waxaa Deegaanka Laymadh Ee Gobolka Sanaag Galabta lagu dilay laba nin oo kasoo jeeda Beesha Dhulbahante sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Dilkan Galabta dhacay
Nuqul ka mid ah Kitaabka Qur’aanka oo Mar kale Lagu Gubay Dalka Sweden.
Telefishinka Turkish-ka ee A Haber Channel ayaa soo tebiyey in Ficil kale oo lagu gubay Nuqulka Kitaabka Qur’aanka Kariimka laga abaabulay gudaha dalka Sweden. Haweeney