Home
Page 646
Xuutiyiinta Oo Gantaalo ku Dhuftay Markabka Andromeda Star iyo Mareykanka Oo ka Hadlay
Xuutiyiinta hubeysan ee ka talisa qeybo badan oo kamid ah dalka Yemen ayaa saacadihii lasoo dhaafay gantaalo ku weerartay markab nuuca shidaalka qaado ah, xilli
Haweeney Caan ka aheyd Tiktok Oo la Dilay iyo Khubaro loo Saaray kiiska Baarista Dilka
Haweeney caan ka aheyd baraha bulshada gaar ahaan barta Tiktok oo u dhalatay dalka Ciraaq, ayaa xalay lagu hor toogtay gurigeeda oo kuyaalla magaalada Bagdaad
Haweeney Maleegtay Qarax waxyeelo Badan Geestay Oo Lagu Riday Xukun aan Horey loo Arag.
Maxkamad kutaalla dalka Turkiga ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday haweeney u dhalatay dalka Syria, taas oo lagu helay in ay maleegtay qarax
Dowlada Somaliya Oo Sheegtay inay isisoo Dhiibeen Boqol katirsan Shabaab Iyo Horjoogayaal
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay horjoogayaal katirsan Alshabaab, kuwaas oo iskusoo dhiibay gacanta dowladda, iyagoo ka faa’idaysanayay cafis uu madaxweyne Xasan Sheikh u fidiyay qof
Erodgan oo Kawaanle ku tilmaamay Netanyahu xiriirka ganacsina u jaray Israel.
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in ay jareen gabi ahaan xiriirkii ganacsi ay la lahaayeen maamulka Isreal, tallaabadan ayaana ah mid Turkiga uga soo horjeedaan xasuuqa
Wasarada Gaashaandhiga Somaliya Oo Shaacisay In La’lunsaday Raashinkii Ciidanka Qaranka
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in la lunsaday raashinkii Ciidamada Qaranka gaar ahaanna Kamaandowsta Danab, iyada oo falkan loo xidhay saraakiil. War-saxaafadeedka Wasaaradda