Home
Page 668
Dawlada Qatar Oo War kasoo Saartay in Hoggaanka Xamaas Laga Eryi-doono Dooxa
Qatar ayaa maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faa’iido u leeyahay dadaallada dhex-dhexaadinta ee looga
Sarifle Kooxda Al Shabaab u ahaa Jaajuus Xogta Ciidanka siiya Oo Xukun Adag Lagu Riday
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Maxamed Cali Xersi Diirshe, oo lagu helay in uu katirsanaa kooxda Al Shabaab
Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo ku Dhawaaqay Hindise lagu Casriyaynayo Howlaha Wasaaradda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah shir-guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadaan Xoghayaha Joogtada iyo Agaasimayaasha
Haweeney Baraha Bulshada Taageero Ugu Muujisay Maamulka Somaliland Oo Lagu Xiray Sool
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay in ay baraha bulshada taageero weyn ugu muujisay maamulka Somaliland.