Home
Page 715
Mareykanka Oo ka Hor-yimid Qorshaha Israel ku Weerarayso Degmada Rafah
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Axaddii sheegay in aysan weli arag qorshe “lagu kalsoonaan karo” oo ka yimid dowladda Israa’iil oo ku aaddan sidii ay
Madaxwayne Putin Oo Mar kale ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Ruushka
Vladimir Putin ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday dalka Ruushka,markii shanaad, isagoo helay 87.8% codadkii la dhiibtay.
Shir Xasaasi ah Oo ka Dhacay Xafiiska RW & Taliyeyaasha Amniga Oo ka Qeyb galay.(Sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Al-shabaab iyo sidii loo sii
Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Amniga Qaranka Somaliland Ee Ka Qabsoomay Hargeysa
Qodobo Ka Soo Baxay Shirkii Amniga Qaranka Soomaaliland ee Ka Qabsoomay Taliska Miiska Saraakiisha ee Ciidanka Qaranka. Maanta: 017-03-2024().Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin