Home
Page 739
Xamse Barre Oo ka Hadlay Maalinta 12ka Apriil & Waxa ay ka Dhigan tahay.
Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda
Australia Oo Sheegtay in ay Falastiin Dowlad u Aqoonsaneyso
Wasiiradda Arrimaha Dibedda Australia Penny Wong ayaa tibaaxday in dalkeedu aqoonsanayo dowladnimada Falastiin, si loo dardargeliyo dadaallada nabadda. Waxayse meesha ka saartay in ururka Xamaas
Somaliya Oo ka Hadashay wararka Sheegaya inay Heshiis Dhinaca Badda ah la Galeyso Itoobiya
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta qaar si weyn u baahiyeen warar sheegaya in dowladda Federaalka Soomaaliya heshiis dhinaca badda ah la galeyso dowladda Itoobiya, xilli
Iran Oo Shuruud Adag ku Xirtay Baajinta Weerar ay kaga Aargudaneyso Israel
Ergada Iran ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in haddii golaha amaanku cambaareeyo weerarkii dhimashada badnaa ee lagu qaaday qunsuliyadda Iran ee Dimishiq todobaadkii hore laga
Kenya Oo soo Bandhigtay Qorshe lagu soo Afjarayo khilaafka Somaliya iyo Itoobiya.
Dowladda Kenya oo taageero ka heleysa Jabuuti ayaa soo bandhigtay qorshe lagu soo afjarayo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweyne Ruto ayaa la wadaagey Madaxweyne Xasan
Wadahadalo Xasaasi ah Oo Nairobi Uga Furmay M/Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh iyo Madaxweyne hore Shariif Sh.Axmed ayaa kulamo uga bilowdeen magaalada Nairobi, xilli Shariif uu muddooyinkii danbe si weyn uga soo horjeedey