Itoobiya Oo soo iibsanaysa Maraakiib Cusub Xilli ay Dadaal Ugu jirto inay Hesho marin Badeed
Sida ay sheegtay Shirkadda Maraakiibta iyo Saadka ee Itoobiya (ESL), Dowladda Itoobiya waxay dalbatay iibka lix markab oo cusub oo ganacsi, si loo xoojiyo rarka