Puntland Oo si Adag u Beenisay Hadal ka soo yeeray Dowlada Somalia
Puntland ayaa si adag u beenisay in Hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gargaar bani’aadannimo soo gaarsiisay deegaannadeeda, waxayna ku tilmaantay hay’ad ay