Heemaal News Network

Raysal Wasaaraha Uk Oo War Adag ka soo Saaray Weerarka Iran ku Qaaday Israa’iil.

“Waxaan si adag u cambaareynayaa weerarka aan ka fiirsiga lahayn ee taliska Iran uu ku qaaday Israa’iil.

Isbaheysigayaga, waxaan si deg deg ah uga shaqeyneynaa sidii aan xaaladda u dejin lahayn, loogana hortagi lahaa in ay sii xumaato xiisadan, sidoo kale qofna ma doonayo inuu arko dhiig kale oo sii daata.” ayuu yiri Raysal Wasaaraha Uk.

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa ka hor tegey qaar kamid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan ku weerartay Israa’iil.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Tel Aviv: Taageere Dawlada Natanyahu Oo Gaadhi Jiidhsiiyey Dibad Baxayaal Yuhuuda

Heemaal

Wararkii Ugu Denbeeyay Ee Weerarka Iran ku Qaaday Israaiil

Heemaaln

Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka Gaza iyo Ciidamada Israel Oo..(Sawirro)

Heemaaln