Heemaal News Network

Shaqaalaha Heemaal News Oo Tacsi U Diraya Ehelada Uu Ka Baxay AHU Suleex Madar Xoosh

Shaqaalha warbaahinta Hemmal News Network, ayaa tacsi u diray ehelkii, Qarabadii ee uu ka baxay, Alle haw naxariiste xildhibaan Xuseen Madar Xoosh (Suleex) oo ka tirsanaa golaha guurtida Somaliland, oo maanta ku geeriyooday magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal.

Eebe naxariistiisa ha ku galadee Suleex Madar Xoosh wuxuu ahaa nin taariikh fac wayn ku leh gobolka Awdal, waxaana lagu xasuustaa isaga oo soo ahaa dhalaankii ugu horeeyey ee ku barbaaray magaalada Boorama, Sama fale wayn, isaga ugu danbayna ahaa horyaalka dhaqanka gobolka Awdal.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Somaliya Kasoo Yaaca…” Masyuliyiinta Ka Qaybgalay Maydka Cabdinasir Dahable Oo Hargeysa La Keenay

Heemaaln

Garaad Cabdilaahi Oo Lagu soo Dhaweeyay Xudun iyo khudbadihii Uu Jeediyay

Heemaaln

“Cusbitaalka Burco wuu Xidhmayaa“ Qaar ka mid ah Dhakhaatirta Gobolka Togdheer.

Heemaaln