Xasan Sheekh Oo Madaxtooyada ku Qaabilay Madaxa Sirdoonka Turkiga Oo Muqdisho Yimid.(Sawiro)
Abriil 30, 2024: Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Turkiga Mudane...