Heemaal News Network

Wasiirka Maaliyada Jabuuti Oo si Adag Uga Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.

Wasiirka Maaliyadda Jabbuuti, Ilyaas Dawaaleh oo ka hadlaya heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ayaa yidhi:

“Waxa aan ku kari waynay Madaxweyne Biixi in uu quraacdo oo subixii… Jabbuuti mowqifkeeda wuu cadyahay midnimada Soomaaliya waa mid , siyaasadda marka ay joogtana ma wanaagsana khaa’in-nimada, dadka Somaliland waa dad aan walaal nahay oo xiriir wanaagsan aan la leenahay , canaantaas way u taalla Muuse Biixi, sida uu walaalkii u calaal xaaran lahaana isagay mas’uuliyadaa saaran tahay.”