Heemaal News Network

Wasiirkii Ugu Horreeyey Oo Is-casiley Maamulka SSC-Khaatumo.

Xogahayaha Amniga Ee Maamulka SSC-Khaatumo Mahamoud Yusuf ayaa isku Casilay xilkii uu ka hayay mamaulka.

Xogahayaha ayaa is casilaadiisa u sababeeyey In uu shaqadiisa ka wadi kari waayay Hogaamiyaha mamulka SSC-Khaatumo Sida uu qoraalkiisa Ku Xusay.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Mudaharaad Looga soo Hor-jeedo Dil Ciidamada Somaliya U Gaysteen Wiil Yar Oo Muqdisho ka Dhacay

Heemaaln

Somalia Oo ka Qeyb-galaysa Shirka “World Governments Summit”.(Sawirro)

Heemaaln

Somaliland Oo Xukun ku Riday Abwaan Abees Oo Shalay Lagu Eedeeyay Waalid Caasi

Heemaaln