Heemaal News Network

Xildhiban Suleex Madar Xoosh Oo Galabta ku Geeriyooday Magaalada Boorama.

Allaha uu naxariisto Xildhiban Suleex Madar Xoosh ayaa galabta ku geeriyooday Magaalada Boorama.

Marxuumka ayaa muddo badan sodon sano ka tirsanaa golaha guurtida, waxaana uu marxuunku ka mid ahaa Astaamaha magaalada Boorama maadama uu ahaa dadkii Loogu yimid Magaalada Allaha uu naxariisto marxuunka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Maydka Marxuum Dahable Oo Maanta Hargaysa Loo Dhoofshay

Heemaal

Maxkamada Hargeysa Oo 3 Sanno Oo Xadhiga ku Xukuntay Haweenay Cayday Diinta Islaamka

Heemaaln

“Doorasho Awdal ka Dhacaysa Ma-jirto..” Salaadiinta Iyo Cuqaasha Awdal Oo Taageeray Hadlkii M/Saylici.

Heemaaln