Heemaal News Network

Xildhiban Suleex Madar Xoosh Oo Galabta ku Geeriyooday Magaalada Boorama.

Allaha uu naxariisto Xildhiban Suleex Madar Xoosh ayaa galabta ku geeriyooday Magaalada Boorama.

Marxuumka ayaa muddo badan sodon sano ka tirsanaa golaha guurtida, waxaana uu marxuunku ka mid ahaa Astaamaha magaalada Boorama maadama uu ahaa dadkii Loogu yimid Magaalada Allaha uu naxariisto marxuunka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Quljeed:- Beesha Reer Dudub Ee Borama Oo Dhul ku Wareejisay Beesha Duduble Ee Koonfurta Somalia ka Timid.

Heemaaln

Hooyooyin Aan Afur Haysan oo Afka Furtay.

Heemaaln

Borama Qaar Ka Mid ah Aqonyahaynka Beesha Makaahiil Oo ka Horyimid Suldaan la Shaaciyay

Heemaaln