Heemaal News Network

UK Oo Ka Fikiraysa In Ay Aqoonsato Dawlada Falasdiin

Xoghayaha arrimaha debedda ee Britain David Cameroon ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin wadan madaxbanaan, Cameroon waxa uu soo jeediyey in loo baahan yahay in Falastiin la siiyo dowladnimo si loo dhiiri geliyo xasilooni ka dhalata gobolka.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxaa magaalada London ka soo direy Wariyaha VOA ee qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Xigasho VOA Somali

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Militariga Mareykanka Oo Deked Mac-mal ah ka Sameynaya Gaza

Heemaaln

Wadahadaladii Xabad joojinta Gaza Ee ka Socday Qaahira oo Guul-daro ku Dhamaaday

Heemaaln

Xisbulah Oo Garaacday Saldhig Milatari Oo Ay Leeyihiin Yuhuudu

Heemaal