Heemaal News Network

Bankiga Itoobiya Oo Shaaciyay Magacyada Dadka weli la Maqan Lacagaha lala Baxsaday

Bangiga Commercial Bank of Ethiopia ayaa sheegay in dad badan ay si iskood ah usoo celiyeen lacagihii dhowaan lagala baxay bangiga.

Hase yeeshee wuxuu sheegay in ilaa 567 qof aysan weli soo celin lacagihii ay la baxeen. Bankiga ayaa maanta magacyada iyo akoonnada dadkan ku faafiyay online-ka, si loogu cadaadiyo inay soo celiyaan.

Ku dhowaad 15,000 oo qof ayaa si iskood ah usoo celiyay lacagihii “sida sharci darrada ahayd” loogala baxay bankigaas, sida uu sheegay bangiga.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xassan Sheekh Oo Kulan Degdeg Ah Iskugu Yeedhay Labbada Golle

Heemaal

Itoobiya Oo Xirtay Taliyihii Liyuuga Oo Amar Diido Sameeyay inay Weeraraan SSC Khaatumo

Heemaaln

MW Xassan Oo ka Hadlay Bahdilkii ay ku Sameysay Itoobiya Iyo Talaabada Uu Qaadayo

Heemaaln