Heemaal News Network

Ninkii Xoog ku Dhunkaday Gabar Ciyaartoy ah Oo Xabsi la Dhigayo

Dacwad-oogayaasha Spain ayaa dalbaday in xabsi labo sano iyo bar ah lagu xukumo madaxii hore ee cayaaraha kubadda cagta dalkaas, kadib markii uu iyadoo aan raalli ka ahayn dhunkaday gabar cayaartoy ah markii uu socday dabaaldegga Koobka Adduunka ee Spain ay ku guuleysatay.

Luis Rubiales ayaa wajahaya eedeymo la xiriira tacaddi jinsi iyo inuu xoog u adeegsado inuu qoorta kasoo qabto Jenni Hermoso uuna afka ka dhunkado, tanoo dhacday August.

Ms. Hermoso iyo saaxiibbadeed ayaa sheegay in dhunkashadu ay ahayd mid aan raalli laga ahayn oo sharaf dhac ahaa.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xamaasad Waali ah Oo ay ku Kaceen Taageerayaasha Reer Burco Ciyaartii Galabta

Heemaaln

Sababta Aanay Chelsea U Eryi Karaynin Tababare Mauricio Pochettino Oo La Shaaciyey

Heemaal

Qoorqoor OO Tacsiyeey Laacibkii Koobka U Qaaday Galmudug Oo Geeryooday

Heemaal