Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mawqif mabda’a ka qaataan ku xad-gudubka ay Itoobiya ku hayso madax-bannaanideeda iyo wadajirkeeda dhuleed...
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqisho ayaa war kasoo saartay toogashadii xalay ka dhacday gudaha xerada Jeneraal. Gordan ee magaalada Muqdisho, taas oo lagu dilay saraakiil...
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ka hadashay weerarka lagu qaaday xerada ay ciidamada Soomaalida ku tababaraan ee Gordan ee Muqdisho ayaa sheegtey in weerarka looga diley...