Golaha Wasiirrada Oo Maanta Ansixiyay 10-safiir Cusub Oo la Magacaabay (Magacyada)
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka ee...
Ciidamada Yuhuuda Oo Looga Digay Qorshe Cusub Oo ay ka Damacsan yihiin Gaza
Dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas ayaa ka socda qaybo badan oo ka mid ah Marinka Gaza tan iyo Isniintii, iyadoo hawlgallada Khan Younis iyo...
Maxkamad Laashay In Trump Uu Leeyahay Xasaanadda Madaxweyne Hore Lana Mxkamadeyn karo.
Donald Trump ma haysto xasaanad madaxweyninimo, waxaana lagu dacweyn karaa eedeymo la xiriira inuu qorsheynayay inuu meesha ka saaro doorashada 2020, sida ay xukuntay maxkamad...