Barnaamij Caawa Lagu Qaban lahaa Boorama Oo Awood Lagu Joojiyey.
Waxa caawa la joojiyay Barnaamij lagu qabanayey Boorama laga doodayey muranka doorashooyinka iyo heshiishka is Afgarad dawlada Ethiopia iyo Soomaaliland. Aqoonyahan Fu’aad Osman si adag...