Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay weerarkii jawaab celinta ahaa ee Iran ku qaaday Israa’iil, halka golaha aysan cambaareyn...
Ciidanka Police ka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay eedaysane Maxamed Cabdi Xirsi oo ay Ciidanku ku soo qabteen isaga oo hubaysan,isla markaana dad shacaba ka...
Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in Iran ay ku soo weerartay in ka badan 100 diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn oo xambaarsanaa bambooyin kala...
Dawlada Iran ayaa ku dhawaaqday in ay soo gabagabaysay weerarkii ay ku qaaday Israa’iil Sida ay hada baahisay Warbaahinta gudaha Iiraan. Sidoo kale Iran ayaa...