Weerar loo adeegsaday toorey oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay suuq kuyaalla magaalada Sydney ee dalka Austarlia, waxaana...
Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa xilka si rasmi ah ula wareegay, kaddib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta...
Laga bilaabo bishan April 15-da ee sannadkan 2024-ka waxay dowladda Türkiye dhaqan-gelin doontaa sharci culus oo lagu soo rogay dhoofayaasha Transit ku sii ah garoonka...
Dalalka Qatar iyo Kuwait ayaa soo saaray awaamiir ku wajahan Maraykanka, kuwaas oo sheegaya in diyaaradaha Maraykanka ee dagaalka aan loo ogoleyn inay u isticmaalaan...
War-saxaafadeed uu caawa soo saaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayuu uga hadlay kulan xalay magaalada Naironi kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...
Wafti balaadhan oo ka socda Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Gaadhay deegaanka Xadhadhan iyo jiidaha hore ee Galbeedka Gobolka Cayn ee Buuhoodle. Wafti balaadhan oo ay ka...
Sadex Qof ayaa Ku Dhintay Tiro Kalena Way Ku Dhawacmeen Weerar Magaalada Addis Ababa Ka Dhacay Taliska Booliska Addis Ababa ayaa sheegay dagaal toos ah...