Dhawaqa jug culus oo lagu sheegay madaafiic ayaa la maqlay goor dhoweyd, kuwaasoo lagu garaacay agagaarka iyo gudaha Madaxtooyada Soomaaliya, oo ay degan yihiin madaxda...
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa cadaadis kala kulmaya xukuumaddiisa isbaheysiga ah si uusan uga tagin qorshaha weerarka Rafah ee koonfurta Gaza. Wasiirka amniga qaranka...
Maxkamadda derajada koobaad ee gobolka Sool ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Mowliid Maxamed Jaamac oo lagu helay in magaalada Laascaanood ku dilay 24-kii...