Heemaal News Network

Gacan ku Dhiigle Lagu Wareejiyay itoobiya.

Deg deg ciidamada booliska dagmada wajaale Ayaa galabta gacanta kusoo dhigay gacan ku dhiigle gaashanle xasan nuur dhabar oo ka tirsanaa ciidamada booliska deeganka soomalida itoobiya oo maalin dhawayd qof ku dilay magalada jigjiga ee dawlad deeganka soomalida itoobiya.

Gacan ku dhiig lahan Ayaa markii uu dilka gaystay u soo baxsaday dhinaca soomaliland. Balse dadaal dheer oo Ay sameeyeen ciidanka booliska wajaale oo uu hor kacayo taliyaha saldhiga wajaale gaashanle dhexe Abdi sabanle Ayaa gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiiglahan oo si qarsoodiya kusoo galay dhnaca soomaliland iyaga oo isla cawaba gacan ku dhiig lahan lagu wareejiyay sarakiil ciidan oo ka yimid magalada jigjiga oo Ahyd halka giiska dilka ahi ka dhacay.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Somaliya Oo Maanta Imaraadka Carabta kala Wareegtay Diyaarad sida Shixnad Gargaar ah.

Heemaaln

NISA Oo Gacanta ku Dhigtay Sarkaal Gacan yare U Ahaa Hogaamiyaha Al Shabaab

Heemaaln

Mid ka Mid ah Ciidamada SSC Khaatumo Oo u Sacaba-tumaya Somaliland

Heemaaln