Heemaal News Network

Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Oo Qalinka ku Duugay Sharci Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Qaxootiga iyo Magangalyodoonka.

Sharcigan muhiimka ah ayaa waxaa uu ka hadlayaa xuquuqda Qaxootiga iyo Magangalyodoonka iyo waajibaadka hey’adaha kala duwan ka saaran ilaalintooda.

Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyodoonka waxaa ay golaha shacabka ansixiyeen September 13, 2023 halka golaha aqalka sare ay meelmariyeen January 16, 2024-ka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Gacan ku Dhiigle Lagu Wareejiyay itoobiya.

Heemaaln

Cali Xaamud Oo Madaxtooyada Xoog Looga soo Saaray Oo Faah faahiyay siday wax u Dhaceen

Heemaaln

Duqa Muqdisho Oo Shaqo joojin ku Sameeyey Dhowr Gudoomiye Degmo.

Heemaaln